Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Uhuru Kenyatta iyo Abiy Axmed oo ku kulmay Moyale

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ra’iisalwasaare Dr Abiy Axmed ku qaabilay magaalada xuduuda ee Moyale ee ku taala ismaamulka Marsabit.

Uhuru Kenyatta & Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inay daaha ka furaan mashruuc halkaas laga hirgeliyay.

Labada dal waxaa ka dhexeeya xiriir qabow iyada oo ay labada hogaamiye ay marar badan horay u kulmeen, balse kulankaan ayaa qabsoomaya xilli aad muhiim u ah.

Boqolaal qof ayaa lagu dilay iyada oo ay kumanaan kalana ay ka barakaceen golka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya.

  77817a64-3465-4c7b-873c-eb80f81443c005032535-cc2a-48d1-8353-75723583e7ed71585bff-6f94-48ec-af72-49b8ec5806c9

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this