Deeq A. Posted December 9, 2020 Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ra’iisalwasaare Dr Abiy Axmed ku qaabilay magaalada xuduuda ee Moyale ee ku taala ismaamulka Marsabit. Uhuru Kenyatta & Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inay daaha ka furaan mashruuc halkaas laga hirgeliyay. Labada dal waxaa ka dhexeeya xiriir qabow iyada oo ay labada hogaamiye ay marar badan horay u kulmeen, balse kulankaan ayaa qabsoomaya xilli aad muhiim u ah. Boqolaal qof ayaa lagu dilay iyada oo ay kumanaan kalana ay ka barakaceen golka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya. View the full article Share this post Link to post Share on other sites