Sign in to follow this  
Deeq A.

Saciid Qorsheel “FIFA Iyo CAF Waa In Ay Ogalaadaan In Soomaaliya Ay Ku Ciyaarto Magaalada Muqdisho”

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciyaaryahankii Hore Xulka Qaranka Soomaaliya Iyo Kooxda Jeenyo,sidoo kalane soo noqday Wasiirka  Duulista Hawada ayaa Goobjoog u sheegay in ay qasab tahay in Xiriirada FIFA iyo CAF ay Xulka Qaranka Kubbadda Cagta u Ogalaadaan in ay ku ciyaaraan Magaalada Muqdisho,isagoo intaas ku daray in Dowladda ay si wanaagsan u diyaarisay garoonka Stadium Muqdisho.

Sidoo Kale Aqriso Waraysi Uu Qorsheel Siiyay Goobjoog Sports

Saciid Qorsheel “Ma Jirto Sabab Uu Xulkeena Ugu Ciyaaro Nairobi Iyo Addis Ababa”

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this