Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadweynaha Ghana oo saaka u dareeray doorashada madaxtinimada dalkaas

Recommended Posts

Deeq A.   
3-1.jpeg?resize=696%2C385&ssl=1

Dadweynaha waddanka Ghana ee Galbeedka Afrika, ayaa saaka oo Isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta, si ay u doortaan madaxweyne iyo baarlamaan cusub.

11 musharax ayaa u taagan xilka madaxweynaha Ghana, kuwaas oo mid kasta olole xooggan ugu jiro Tartanka kursiga madaxweynaha dalkaas.

Tartanka doorashadaas waxa ugu cadcad madaxweynaha haatan xafiiska jooga Nana Akufo-Addo iyo madaxweynihii hore ee uu ka guuleystay sanadkii 2016 John Dramani Mahama.

PUNTLAND POST

The post Dadweynaha Ghana oo saaka u dareeray doorashada madaxtinimada dalkaas appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this