Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland wax ka qabaneyso sicir-bararka ka jira maamulkaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta waxaa lagu wadaa inuu dhaqan galo go’aankii khamiistii ka soo baxay golaha wasiirrada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo shirkadaha isgaarsiinta lagu amaray in hal doollar ama ka yar aan la isugu diri Karin adeegyada Sahal iyo E-Dahab.

Wasaaradda Maaliyadda Puntland waxay Shirkadahaas amar ku siiyay, in ay sarif ahaan u qaataan Lacagta Shilinka Soomaaliga ah, si loo soo celiyo qiimaha lacagta Shilinka oo hoos u dhac ballaaran ku yimid, taas oo sicir-barar keentay.

War shalay ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa lagu adkeeyay shirkadaha in ay u hoggaansamaan awaamiirtii ka soo baxay shirkii golaha wasiirrada.

Punt-land-1-218x300.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this