Deeq A. Posted December 5, 2020 Somaliland ayaa soo dhoweysay qorshaha uu Mareykanka ugala baxayo ciidamadiisa gudaha Soomaaliya, ka hor inta uusan xilka wareejin madaxweyne Donald Trump. Warsaxaafadeed ka soo baxay Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay inay soo dhoweynayaan go’aanka Mareykanka ee uu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya. Xukuumadda Somaliland ayaa ku faantay in Somaliland ay isku filan tahay marka loo eego qabashada doorashadeeda iyo ammaanka. View the full article Share this post Link to post Share on other sites