Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Galmudug oo weli kulamo ka wado Muqdisho + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdishu kula kulmay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas Barlenge.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa iska xog wareystay arrimo dhowr ah oo ay ka midyihiin Doorashada dalka iyo ahmiyadaha Galmudugta cusub iyo mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub ka wadaan Galmudug.

Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay teegaarada joogtada ah ee Midowga Yurub la garab taaganyihiin Soomaaliya.

Danjiraha ayaa ugu danbeyntii ballanqaaday in ay sii joogeyn doonaan garab istaagga Galmudug isagoona sheegay in ay derder gelin doonaan howlaha socda.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

FB_IMG_1607064476484 FB_IMG_1607064473498

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this