Sign in to follow this  
Deeq A.

Liiska Xildhibaanada Puntland Xasaanadda kala noqotay+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Liiska Xildhibaanada Puntland Xasaanadda kala noqotay

pl-1-300x168.jpg

Baarlamaanka Puntland ayaa ayaa xasaanadda kala noqday xildhibaano lagu eedeeyay inay jebiyeen xeer hoosaadka iyo anshaxa golaha wakiilada.

xildhibaanada xilka laga qaaday waxaa kamid ah,

Cabdi Jamaal Cismaan,

Cabdiqani Abshir Jaamac,

Muuse Saciid Jajabsay,

Cabdicaziiz Saciid Maxamuud,

Maxamuud Maxamed Barre,

Saleebaan Faarax,

Cabdiraxmaan Dhoore,

Maxamed Axmed caalin.

Waxaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay baarlamaanka Puntland ka taagnaa buuq iyo qalalaaso.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this