Sign in to follow this  
Duufaan

Dumarka QAADKA cuna oo ku sii badanaya Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

BOB   

I just want to ask a serious but simple question to all of you who posted in here and I hope you'll give me an honest answer Insha Allah.

 

 

Maxaa laga helayaa ceebta gabadha SOOMAALIYEED oo loo fadeexeenayaa? Meeshaad aragto dacaayad gabadh soomaaliyeed baa lagu hayaa oo nin soomaaliyeed baana wada? walaalayaal waa maxay waxaan? miyaadan danqaneyn oo eydaan ku fakireyn meel walba haka timaado the truth of the matter is SHE IS SOMALI.

 

 

Nimanyahow ilaahay ka cabsada oo dulmiga joojiya iyo dacaayada aad gabdhaha walaalihiin ah aad ku wadaan. Wallaahi waa wax laga yaq-yaqsoodo waxa aad sameyneysaan ee isku xishooda. waa arrin aysan Soomaali dhaqan iyo diin u laheyn waxa aad wadaan.

 

 

Nin jecel ma jiro in hooyadii, walaashii, eedadii, habar-yartii la dacaayadeeyo marka damiirka ku siinaya inaad nin rag oo adigoo kale ah aad hooyadii, walaashii, eedadii, habar-yartii dacaayadeeso waa damiir noocma ah?

 

 

Rasuulku S.C.W wuxuu yiri. Qofkii walaalkii/walaashii muslimka ak ceebtiisa/ceebteeda qariya, Allah s.w baa isagana tiisa ama teeda qariya ee walaalayaa; Allah s.w ka cabsada ee dhaqankan xun ee aan caadaysanay hadaan nahay ragga soomaaliyeed aanu joojino.

 

 

May Allah. s.w pardon our sins both major and minor Insha Allah and may he guide us all through the righteous path Insha Allah.

 

 

PS. Fadlan Ka raali ahaada canaanteyda hadaad si qaldan u aragteen.

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

and I agree with Ducaysane, dumarka farah halaga qaado. Adinkuba qaad iyo bakhti oo dhan ayaa walaaqataane wah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this