Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Dooni sidday muhaajiriin oo ku burburtay xeebaha dalka Liibiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Gabar yar oo jirta lix bil ayaa ka mid ah 74 qof oo ku dhintay doon ku burburtay xeebaha dalka Liibiya.

Doonta oo ay saarnaayeen muhaajiriin Afrikaan ah ayaa labo cad u kala go,day sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka.

Sidoo kale waxaa la arkayay qof dumar ah oo ku qeylinaya canugeyga.

Shaqaalaha gurmadka ayaa sheegay in 8 qof oo ka mid ah 47 oo la soo badbaadiyay ay aad u liitaan.

Laura Lanuza oo ka tirsan heyada Open Arms ee dadka qaxootiga gargaarta ayaa sheegtay in talyaaniga iyo Malta ay ka dalbadeen gurmad si loo caawiyo dadka xanuunsanaya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

0FC8BE0E-8FEA-4BF6-9E56-F883BFCB7EAF-630x420 FBF2E07D-C521-4DDB-A631-69B8B9D6CB42-696x392 4EFB4B3A-4CAF-4BB4-A991-A603CEFA84B1-696x404

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this