Sign in to follow this  
Deeq A.

74 ruux oo ku dhintay doon ku burburtay xeebaha Liibiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Gabar yar oo jirta lix bil ayaa ka mid ah 74 qof oo ku dhintay doon ku burburtay xeebaha liibiya.

Doonta oo ay saarnaayeen muhaajiriin afrikaan ah ayaa labo cad u kala go,day sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka.

Waxaa la arkayay qof dumar ah oo ku qeylinaya canugeyga.

Shaqaalaha gurmadka ayaa sheegay in 8 qof oo ka mid ah 47 oo la soo badbaadiyay ay aad u liitaan.

Laura Lanuza oo ka tirsan heyada Open arms ee dadka qaxootiga gargaarta ayaa sheegtay in talyaaniga iyo Malta ay ka dalbadeen gurmad si loo caawiyo dadka xanuunsanaya.

PUNTLAND POST

The post 74 ruux oo ku dhintay doon ku burburtay xeebaha Liibiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this