Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhaktar Siyaasiya,Caana ka ah Somalia oo ka badbaaday isku day dil

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhaktar Siyaasiya,Caana ka ah Somalia oo ka badbaaday isku day dil

DR. DUFLE oo caawa ka badbaaday isku day dil

Muqdisho (Caasimada Online) – Qarax noociisa lagu sheegay miino wadada dhinaceeda la dhigay ayaa caawa lala beegsaday gaariga Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo marayey wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyey laba qof ayey dhawacyo ka soo gaareen qaraxaas, waxuuna burbur xoog leh soo gaaray gaariga Digtoorka, illaa hadana ma cadda in goorta la qarxiyey gaariga uu la socday Prof. Dufle, balse waxaa la xaqiijiyey inuu bad-qabo.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel aan ka dheereyn taallada Sayidka oo ay Bar Conrtol ku leeyihiin ciidamada ilaalada madaxtooyada Soomaaliya.

Prof. Cismaan Maxamuud Dufle ayaa haatan ah Senator ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Dhowr jeer oo hore ayaa sidaan oo kale qaraxyo loola beegsaday Dr. Dufle, balse wax kuma noqon.

Al-Shabaab ayaa inta badan Muqdisho ka fuliya qaraxyada noocaan oo kale ah, waxayna la beegsadaan gaadiidka mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ay la socdaan, waxaase xusid mudan in khasaaraha ugu badan uu ka soo gaaro shacabka.

Habeen ka hor ayaa isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho qarax noocaan oo kale ah lagula beegsaday kolonyo gaadiid ah oo uu la socday wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya Duraan Faarax, waxaana looga dhaawacay laba askari.

Sponsored by Revcontent

Up Next

Top 10 Things to Do in South America
Hargeisa Self Made Millionaire Exposes His 3 Step Secret to Get Rich Quick
Adventure Activities to Try in Gap Year
Scale Your Content Across All Devices With Revcontent
Scale Your Content and Drive Traffic with Revcontent
Join Revcontent: The World’s Fastest Growing Native Ad Network
Revcontent Dominates Content Recommendation with Massive Innovation
Ad Network Bans Sexually Explicit Content
Sign Up With Revcontent To Drive High-Quality Traffic To Your Site

Two civilians injured in U.S. military airstrike in Somalia: AFRICOM report

Asad Cabdullahi Mataan – November 8, 2020
Two civilians were injured in an airstrike conducted by the United States military in Somalia earlier in the year, the U.S. Africa Command (AFRICOM)…
whitelogo-1.png
ABOUT US

Caasimada Online (Caasimadda.com) is an independent Somali News site owned by Caasimada Media Inc. Established in 2009 by Somali-American journalist, Caasimada Online is the largest Somali News site as of March 2017.Caasimada Online covers all the latest headlines in Somali news, politics and society. It also encourages a democratic, and extremism free Somalia. Caasimada Online is updated on a minute-by-minute basis and also offers an exclusive and interesting reports.Caasimada Online main headquarter is in Mogadishu, Somalia, but the office remains anonymous, because of constant threats against its staff.You can contact us: caasimada@live.com

Contact us: caasimada@live.com
FOLLOW US

   

© Caasimada Online 2012 – 2020 | All Rights Reserved

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this