Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyey Jowhar

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaasi Shabeelaha Dhexe.

Shariif iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyey, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle, sida wasiir Maxamed Cali Caadle iyo qeybaha bulshada.

U jeedka safarka Sheekh Shariif ayaa la xiriira sidii xal looga gaaray lahaa tabashada iyo dooda ka taagan dhismaha dowlad goboleedka HirShabelle.

Waa booqashadii labaad ee uu madaxweynihii hore ee dalka isla todobaadkan ku tegayo  magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.

4 1-7 2-2 (1) 3-1

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this