Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada BF Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulankooda caadiga ah ku yeelan doono xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Kulankan oo lagu war-geliyey dhammaan xildhibaanada golaha shacabka ayaa goor dhow si rasmi ah u furmi doono.

Ajandayaasha kulanka maanta ayaa waxa ay kala yihiin, 1. Akh 3aad ee H/Sh Hay’ada Diiwaangalinta iyo bixinta Aqoonsiyadda, 2. Akh 2aad ee H/Sh Socdaalka Soomaaliya.

Baarlamaanka Soomaaliya oo uu haatan ka sii dhammaanayo muddo xileedka ayaa dardar gelinaya shaqooyinka hor-yaalla, si looga faa’iideysto waqtiga, ka hor doorashada 2020/21.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this