Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaannada cusub ee Hirshabeelle oo maanta la dhaarinayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa in maanta ay ka dhacdo munaasabad lagu dhaarinayo xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamulkaas.

Munaasabadda dhaarinta ayaa waxaa ka qeyb geli doona mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad.

Doorashada Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa Jowhar ka dhici doonta maalmaha soo socda.

PUNTLAND POST

The post Xildhibaannada cusub ee Hirshabeelle oo maanta la dhaarinayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this