Deeq A. Posted October 28, 2020 Guddiga soo xulista Baarlamaanka labaad dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa habeenkii xalay shaaciyey liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka labaad ee maamulkaas, kadib shir sharaa’id oo guddigu uu ku qabtay. Liiskaan la shaaciiyey ayaa ka kooban 90 xildhibaan, wolow ay jiraan beelaha qaar oo saluugsan dhismaha maamulka cusub, taas kal hore ragaadisay maamulkii ka horeeyey midka hadda jira oo xarun madaxdiisa u noqotay Muqdisho. Halkaan Ka Akhriso: Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites