Deeq A. Posted October 28, 2020 Guddiga farsamada HirShabelle ayaa xalay ku dhowaaqay liiska xildhibaanada labaad ee baarlamaanka maamulkaasi oo ka kooban illaa 90 xubnood. Magacyada xildhibaanada la shaaciyey ayaa isugu jira xubno cusub iyo kuwo horey ugu jiray baarlamaankii hore ee dowlad goboleedka HirShabelle. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites