Sign in to follow this  
Deeq A.

Ajandaha Kal-fadhiga 47-aad ee Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Baarlamanka-2.jpg?resize=1000%2C667&ssl=

Ajandaha Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo ka kooban 15 Qodob ayaa saaka oo Talaado ah si rasmiya loo shaaciyay.

Sagaalka Qodob ee ugu muhiimsan Ajandaha, waxa kamid ah; ka doodista Heshiis kasta oo Xukuumadda Puntland la gashay Dowlad ama Shirkad gaar loo leeyahay, Arrimaha Dhaqaalaha iyo Sicir-bararka, La-xisaabtanka Xukuumadda, Xaalufinta Degaanka iyo Jariifka, dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah, Xaaladda Gobollada SSC, Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Hehiiska DP World ee Dekedda Boosaaso iyo Ansixinta Miisaaniyadda 2021-ka.

Hoos ka akhriso Ajandaha oo dhan

2-15.jpg?resize=1000%2C1406&ssl=1 3-11.jpg?resize=997%2C1440&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Ajandaha Kal-fadhiga 47-aad ee Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this