Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa Keenay Inuu Madaxweyne Farmaajo Fashilmo, Qarankana Dib Ugu Celiyo 2016?

Recommended Posts

Deeq A.   

Afar sano kadib, in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo isticmaalo isla nidaamkii doorasho iyo tabtii uu dejiyey madaxweynihii ka horeeyey Xasan Sheekh Maxamuud, oo aan waxba laga bedelin waxay tusaale u tahay sida Farmaajo ay u heshay aragti iyo barnaamij la’aan iyo sida shacabka Soomaaliyeed ugu hungoobeen filashadii laga iibiyey!

Daawo Warbixin Ku Saabsan In Farmajo Qaranka Dib Ugu Celiyo 2016?

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso In Farmaajo Dib Ugu Celiyay Qaranka

Gurbiye: Maxaa Keenay Inuu Farmaajo Fashilmo, Qarankana Dib Ugu Celiyo 2016?

Goobbjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this