Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada BF Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay ka doodi doonaan sharciyo dhowr ah.

Kulanka maana ayaa ah kulan weynaha golaha shacabka Soomaaliya, waxaana ajandayaasha ay kala yihiin .

Akhrinta kowaad ee hindise sharciyeedka dhismaha haya’adda diiwaangalinta dadweynaha iyo bixinta aqoonsig oo ay soo diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib-u-hishiisiinta dowladda Soomaaliya .

Sidoo kale waxaa ajandaha ka mid ah akhrinta kowaad ee hindise sharciyeedka Qaxootiga.

Guddoonka golaha shacbka ayaa soo jeediyaya in la dar dargaliyo howlaha horyaala golaha maadaama uu u haray waqti kooban islamarkaana loo baahanyahay in dhameystiro.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this