Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisulwasaaraha Magacaaban Oo La Horgeyn Doono Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa beri 24-ka September 2020 hortagaya Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya halkaas oo uu khudbad uu ka jeedin doono.

117602307_3259872644097191_2904335447917

Kulanka ayaa lagu wadaa sidoo kale in  codka kalsoonida loo qaado Ra’iisulwasaarah magacaban Maxamed Axmed Rooble,oo dhawaan loo igmaday xilkan.

119828446_3370641259686995_7893802630133

Sidoo kale qorshaha Golaha shacabka ayaa ah sidii ay u meel marin lahayeen heshiiska arrimaha Doorashooyinka ee Muqdisho ay ku gareen Madaweyne Maxamed Cabdullahi Faarmaajo,Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

120058701_3378349932249461_1565020571517

Madaxda Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ku sugan ayaa wada olole ay ku doonayaan in Golaha Shacabka uu meelmariyo Heshiiska Villa Somalia iyo Dowlad-goboleedyada iyo in codka kalsoonida ay siiyaan Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble.

119198122_3341295842621537_7299847245890

Todobaadkii hore Madaxweyne Farmaajo ayaa magacabay Ra’iisulwasaare cusub ka dib markii Golaha Shacabka ay eryeen Xasan Cali Khayre.

Sequence-02.00_00_43_23.Still002-1024x76

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this