Sign in to follow this  
Deeq A.

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Midawga Yurub, Sweden Iyo UK.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Komishanka Doorashooyinka Qaranku wuxuu xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Midawga Yurub iyo waddamada Sweden iyo UK. Waftigaas oo uu hogaaminayay Safiirka Midawga Yurub Mudane. Nicolas Berlanga ayaa sidoo kale waxa ku wehelinayay Safiirka Sweden Mudane. Staffan Tillander iyo Madaxa Xafiiska UK ee Somaliland, Mudane. Stuart Brown.


Kulankan ayaa lagaga wada hadlay guud ahaan arrimaha doorashada Somaliland oo hawlgalkeedii hadda socdo iyo sii xoojinta doorka taageero ee ay beesha caalamku Somaliland ka siiso arrimaha la xidhiidha dimuqraadiyadda iyo hirgalinta doorashooyinka.

120025338_3409766632400050_5481558640286

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this