Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-Shabaab oo weeraro culus ka fulisay gobolka Jubbada Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaallo culus oo Al-Shabaab iyo ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa Kenya ku dhex-maray gobolka Jubbada Hoose.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dhacay deeganka Qooqaani, waxaana la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu yimid yimid, kadib markii dagaalyahanada Al-Shabaab ay weeraro ku qaadeen saldhigyo ku yaalla halkaasi.

Ma caadda illaa iyo hadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalladaasi iyo weerarada ka horreeyey.

Xaaladda ayaa haatan degan, waxaana goobihii lagu diriray dhaq-dhaqaaqyo milatari ka wada ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa milatariga dalka Kenya.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this