Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqriso: HirShabelle oo amar culus dul-dhigtay shacabka Jowhar

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Hirshabelle ayaa soo saaray amar culus oo ku socda milkiilayaasha guryaha iyo hoteelada ku yaalla magaalada Jowhar ee caasimadda maamulkaasi.

Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar (Baarey) ayaa lagu amray milkiilayaasha inay diiwaan-geliyaan dadka ay guryaha ka kireysanayaan.

Halkan hoose ka aqriso:-

War-1

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this