Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Deni oo kulan la qaatay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa hoyga uu Muqdisho ka daggan yahay maanta ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee DFS, Maxamed Aadan Koofi.

Kulanka waxaa ka qayb-galay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil (Fu’aad)

Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen xaaladda dalka iyo sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka iyo tan  Puntland, gaar ahaan dardar gelinta howlaha Hay’adda ee Xafiiska Magaalada Garoowe.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

119942994_1007532419660278_742249414807082301_n 120007363_1007532462993607_8820633602039795961_n 119904128_1007532412993612_3808732579890696804_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this