Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daah-furay Shirka Maamul daadejinta Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
6-4.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash, ayaa furay Shirka Maamul daadejinta Puntland oo ay ka qayb galeen wasaaradaha fuliya adeegyada iyo hawlaha lagu dardargelinayo gaarsiinta adeeg bixinta degmooyinka Puntland.

Shirkan ayaa looga hadlay Ku wareejinta waxbarashada dugsiyada hoose/dhexe qaar ka mid ah degmooyinka Puntland, wareejinta maamulidda xarumaha caafimaad qaar ka mid ah degmooyinka Puntland iyo in dib-u-eegis lagu sameeyo qaabkii Dowladdaha hoose door ugu yeelan-lahaayeen Maareynta Biyaha iyo arrimo kale.

1-12.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 3-7.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 5-7.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daah-furay Shirka Maamul daadejinta Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this