Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Wadajir oo war ka soo saaray shirkii wada-tashiga Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay qodobada ka soo baxay shirkii wada-tashiga ee lagu soo xiray Muqdisho.

Qoraallka xisbiga ayaa waxaa lagu sheegay in heshiiska ay gaareen madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka aysan ku caddeyn, xilliga rasmiga ah ee ay bilaabaneyso doorashada, islamarkaana uu dalbanayo in la caddeeyo taariikhda.

Halkan hoose ka aqriso:-

119816012_3160974740681692_7013073213996573831_o (1)

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this