Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji xasan Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan Gaar Ah Ku Yeeshay Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Labada Siyaasi ee Maxamuud Xaashi iyo Xirsi Xaaji Xasan, ayaa maanta kulan uga bilaamay Hargeysa.

Labada siyaasi ayaan Warbaahinta u faahfaahin waxyaabaha ay ka wadahadleen marka laga reebo in ay ogolaadeen in Sawiro laga qaado.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi inay kulankoodan kaga arrinsadeen mustaqbalkooda siyaasadeed.

Kulanka waxa kale oo goob joog ka ahaa siyaasi Cali Siciid Raygal, oo ka wasiir ka soo noqday xukuumaddii Siilaanyo.

maxamuud-1024x683.jpg rayga-1024x683.jpg xirsi-1024x683.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this