Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kulan Sagootin Ah U Sameeyay Naadiga Dowladda Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka gobolka banaadir ayaa kulan sagootin u sameeyay naadiga Dowladda hoose ee xamar oo safar Isboorti ugu Amba-baxaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland.

119146843_2683814495190626_9180149203146

Guddoomiye Ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Mudane. Axmed Xasan Iimaan, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maxamed Axmed Cantoobo, Afhayeenka Gobolka,Saalax Cumar La-taliyeyaal ka tirsan maamulka gobolka banaadir iyo madaxtooyada qaranka ayaa ka qeyb-galay munaasabada sagootinta iyagoona u rajeeyay Cayaartoyda iyo madaxda naadiga MCC in ay guul kala soo laabtaan kulamada ciyaareed oo ay wajihi doonaan naadiyada ka dhisan deegaannada dowlad goboleedka Puntland.

119181752_2683814305190645_5941144296107

Masuuliyiinta ayaa ayaa guud ahaan kooxda kula dar daarmay inay soo bandhigaan ciyaaro ku qotoma anshax iyo kala dambeyn waxaana ay urajeeyeen guul.119412385_2683814781857264_8227126659676

 

 

 

 

 

 

119147681_2683814535190622_8326180898956119155264_2683814888523920_3344549980789119201578_2683814571857285_2966595454497119202795_2683814821857260_5300275420669119212230_2683814655190610_4185926539520119217377_2683814625190613_8881771640026119260693_2683814441857298_2020789530419119549219_2683814841857258_7926905205542

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this