Sign in to follow this  
Deeq A.

Hanti-dhawraha Guud Ee Somaliland Oo Sheegay Inay Burco, Boorama Iyo Berbera Ay Ku Xidheen Saraakiil Ku Eedaysan Musuq-maasuq

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hanti-dhawraha guud ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir, ayaa VOA u sheegay in burco, Boorama iyo Berbera ay ku xidheen saraakiil Dawladeed oo ku eedayaan arrimo Musuq-maasuq.

Sidoo kale waxa uu sheegay in la xidhay dad shacab ah oo lagu qabtay in ay sameeyeen ducument Been abuur ah.

Khadar Cakulle, wariyaha VOA ee Hargeysa ayaa waydiiyay Hanti-dhawraha sababta inta badan looga leexdo mas’uuliyiinta sare sare ee musuqa lagu tuhmo.

Hanti-dhawraha ayaa sheegay intii uu xilka hayay uu soo eedeeyay Wasiirro iyo Agaasimayaal guud kuwaas oo xilka laga qaaday, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this