Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisal-wasaarihii Somalia ee Xilka laga eryay oo shaaciyey inuu Yahay Musharax madaxweyne Farmaajo la tartamaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Fikir iyo talo wadaag dheer, kaddib waxaan halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba#AmmaanoIyoAdeeg pic.twitter.com/Fcx4x2AqEC

— Hassan Ali Khaire (@HassanAKhaire) September 12, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this