Sign in to follow this  
Deeq A.

Sidee ayuu u dhacay falka kufsiga iyo dilka ee loo geystay marxuumad Xamdi?

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaha u naxariistee Xamdi Maxamed Faarax oo aheyd 19 jir ayaa lagu kufsaday, kadibna lagu dilay degmada Waabari ee G/Banaadir, sida ay sheegeen ehelladeeda.

Marxuumadda ayaa sidoo kale ka mid aheyd ardayda ka qalin-jibiyey dugsiyada sare ee magaalada Muqdisho, waxaana ay gashay imtixaanka dowladda ee 2019/2020.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in ragga geystay falkaasi ay marxuumadda ka soo tuureen dhisme dabaq ah oo ku yaalla xaafadda Maaj ee degmada Waabari.

Halkan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/09/War-Fartuun-Kufsi.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this