Sign in to follow this  
Deeq A.

War deg dega:Gabadh la Kufsday oo laga soo tuuray Dabaqa Lixaad ee Fooq ku Yaalla Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

 xamdi-198x300.jpg

Waa wax laga naxay Fal aad u xun oo ku dhacay Gabadh Soomalaiyeed ka dib markii ay Xoogeen Rag kuwaa oo markii ay Kufsadeena Dabaqa Lixqad ka soo Tuuray

Gabadha la Dilay ayaa lagu magacabaa Xamadi waxay u dhimatay falka waxashnimada ah ee lagu sameeyey ka dibna laga Tuuray fooq

Qaraabaada Xamdi ayaa Barta Facebuuga soo dhigeen in Gabadhtooda Cadaalad u Baahan tahay madaama si ka baxsan Bini aadanimada loo dilay

Sida ay sheegeen Reerka Gabadha la Kufsaday ka dhalatay in uu Falka ka dhacay Hoteel ku yaalo Degmada Waabari lagana soo Tuuray 6 Dabaq

Soomaaliya ayaa waxaa ku soo badanayo Kufsiga loo Geysanaayo Gabdhaha yar yar iyadoo ay geysanayaan kooxo isku xidhan oo wax ma garato ah

Waaxaha Cadaalada ayaa laga Doonayaa in Cadaalada la Horkeeno dadkii ka danbeeyey falka waxashnimada ah ee lagu dilay Xamdi Maxamed

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this