Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Qoor-Qoor oo la kulmay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug MD Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dowladda Maraynkanka Danjire Donald Yamamoto.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha Galmudug iyo xaaladda guud dalka ayagoo si gaar ahna uga wada hadlay Arrimo la xiriira Doorashooyinka 2020-2021 iyo Dhammeystirka heshiiskii Dhuusmareeb[3].

Safiirka Mareykanka ayaa ka mahadceliyay kulanka Madaxweynaha GM, asagoona ku ammaanay Galmudugta cusub waxyaabihii u qabsoomay muddadii koobneed iyo doorkii ay ka qaadatay taabagelinta shirarkii Dhusamareb 1,2 & 3.

Ugu danbeyntii kulanka ayaa ku soo dhamaaday si guul ah, iyadoona is afgarad laga gaaray dhamaan qodobadii laga wada-hadlay

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this