Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo deg-deg ugu laabtay Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib laabtay magaalada Ksimaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Axmed Madoobe ayaa ka duulay garoonka Aadan Cadde, xilli la filayey in uu ka qeyb galo shirka wada-tashiga dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dhowaan ka furmaya Muqidsho.

Safarkiisa ayaa sidoo kale ku soo aadaya, xilli maanta Kismaayo uu ka dhacay qarax lagu dilay gudoomiyihii rugta ganacsiga ee Jubbaland

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this