Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax ka dhacay Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in salaadii jamcaha kadib qarax ka dhacay afaafka hore ee masjidka Jaamaculqadiim.

Qaraxa waxaa dhaawac culus ka soo gaaray guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi iyo dad kale.

Wixii ka soo kordha qaraxa Kismaayo dib kala soco.

PUNTLAND POST

The post Qarax ka dhacay Kismaayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this