Deeq A. Posted September 11, 2020 Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in salaadii jamcaha kadib qarax ka dhacay afaafka hore ee masjidka Jaamaculqadiim. Qaraxa waxaa dhaawac culus ka soo gaaray guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi iyo dad kale.Wixii ka soo kordha qaraxa Kismaayo dib kala soco. PUNTLAND POST The post Qarax ka dhacay Kismaayo appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites