Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Qado Sharaf Ah Ku Maamusay Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Guddoonka Gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si wadajir ah uga qeyb gali doona Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.

119138717_3341296415954813_8105119112877

Kulankan qado sharafeedka ah oo ay ka soo qeyb galeen Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Jubbaland Mudane Axmed Islaan Maxamed, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani, Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa hordhac u ah Shirka dhammeystirka qodobbadii ka soo baxay Samareeb-3 oo furmi doona 12-ka bishan.

119106372_3341296275954827_7911208114241

Eeg Sawiradda Kulankii Farmaajo,Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir119126264_3341296409288147_5864191161041 119137245_3341296605954794_3899473895372  119139023_3341296425954812_2717368328690 119155266_3341295129288275_8815221127640 119170125_3341296445954810_4873070071572 119198122_3341295842621537_7299847245890 119228950_3341295199288268_2032795683101

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this