Sign in to follow this  
Deeq A.

DF Soomaaliya oo war ka soo saartay qaraxii maqaayadda Blue Sky

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qaraxii is-miidaaminta ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxaas lala beegsaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan, islamarkaana ku nasanayey maqaayadda lagu magacaabo Blue Sky.

Halkan hoose ka aqriso:-

a-Capture

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this