Deeq A. Posted September 9, 2020 Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid culus ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka isgoyska Xaawo-Taako oo ku dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qaraxa, waxaana haatan socda gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeelada soo gaartay. Faah faahinta goor dhow la soco:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites