Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa mid culus ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka isgoyska Xaawo-Taako oo ku dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qaraxa, waxaana haatan socda gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeelada soo gaartay.

Faah faahinta goor dhow la soco:-

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this