Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Qoor-Qoor oo si weyn loogu soo dhoweeyey Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Wafdiga uu hoggaaminayo Qoor Qoor ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaaladaasi, si weyn ugu soo dhoweeyey dhiggiisa Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta Gareen.

Qoor Qoor ayaa ka qeyb-galaya shir wada-tashi ah oo ay yeelan doonaan isaga, Madaxweyne Lafta Gareen iyo Waare.

Shirkaas ayaa waxaa diirada lagu saarayaa xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashada, wuxuuna goor dhow ka dhici doonaa xarunta madaxtooyada ee Baydhabo.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

12.jpg 13.jpg 11.jpg 16.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this