Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka oo shaacaiyey magaca sarkaal ay ka dileen Al-Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in duqeyn 25-kii Augusto ka dhacday degmada Saakow lagu dilay C/qaadir Kumaandoos oo ka tirsanaa saraakiisha Al-Shabaab.

Qoraalka ka soo baxay Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in Kumaandoos uu xilal kala duwan ka soo qabtay Xarakada Al-Shabaab, islamarkaana uu ahaa taliye sare.

Xaqiijinta Mareykanka ee dhimashada sarkaalkaasi ayaa imaaneysa maalin kadib markiii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose.

Mareykanka ayaa sanadkan 2020-ka xoojiyey howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee uu ka fuliyo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this