Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Laga Reebay Tartanka Guddoomiye Ku-Xigeenka Afraad Ee KULMIYE Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida qaban qaabada shirweynaha Kulmiye ayaa tartanka ka reebay wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muu’min Seed, oo u tartamayay jagada guddoomiye ku-xigeenka Afraad.

Seed, ayaa shubay Lacagta balse waxa uu buuxin waayay shuruudaha gaar ahaana muddada uu xisbiga Ku jiray oo ka yar 5 sannaadood.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this