Sign in to follow this  
Deeq A.

Beyle oo kulan la qaatay madaxda bangiga horumarinta islaamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Siihayaha Wasiirka wasaarada maaliyada XFS mudane Abdirahman Ducale Beileh ayaa kulan dhanka aalada fogaan arag ah la qaatay madaxda Bangiga Horumarint Islaamka aya kawada hadalay dar dargalinta arimaha dhanka taageerida uu Bangiga  siiyo soomaaliya

Masuliyinta ayaa isla soo qaaday sidii loo hormarin lahaa dhaqaalaha dalka iyo kaalinta madaxda Bangiga Islaamka uu ku leyahay taageerida soomaaliya sidii loo xoojin lahaa.

“Waxa aan maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka oo aan ka wada hadalnay sii xoojinta taageerada Bangiga uu siiyo Soomaaliya.sida waxa bartiisa fecboka ku soo qoray beileh

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this