Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir ku biiray Saaxada tartanka Jagooyinka Hogaanka Xisbiga Kulmiye

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa oo ka mida siyaasiyiinta damacu ka hayo kursiga guddoomiye ku xigeenka Afraad ee xisbiga Kulmiye xoggo loo soo dusiyey Warbaahinta Qaarkeed tibaxayaan inuu shubay lacagtii ay guddida qaban-qaabadu waajib & shuruudda kaga dhigeen ciddii tartanka Hogaanka Xisbiga u tartamaysa.

seed.jpg

Wasiirka beeraha ayaa u tartamaya Jagada Gudoomiye-xigeenka 4aad oo uu hadda ku fadhiyo M/weyne ku xigeenka S/land Saylaci,Ku darsoo waxaa kaloo isna jagadaas u quudaraynaya wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland saajin oo Beryahanba Kaadiriinta Kulmiye aad u hadal hayeen.

Wasiir Axmed Muumin Seed ayaa xogguhu tibaxaayan inuu shubay Dhamaanba Lacagtii shuruudda looga dhigay u tartamida hogaanka xisbiga.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this