Sign in to follow this  
Deeq A.

UK oo lacago badan ugu deeqday dalal ay ku jirto Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Xoghaya arimaha dibadda UK Demonic Raab ayaa ku dhawaaqay 119 Malyan oo ah  lacagta UK, taas oo u dhigata 158 Malyuun dolar oo loogu talo galay la dagaallanka karoona iyo gaajada wadamada soo koraya.

Mr Demonic Raab ayaa tilmaamay in lacagtan ay tahay mid loogu talo galay wadamada Soomaaliya,Yemen, DRC Congo, South Sudan iyo Central African Republic.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this