Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Beyle oo ka qeyb-galay shir looga hadlayey denyn cafinta Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa manta kulan fogaan arag ah la yeeshay Madax ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta ee fadhigoodu yahay Dalka Masar.

Kulankaasi waxaa looga wadahadlay sidii qaar ka mid ah Dowladaha Jaamacadda Carabta ay Soomaaliya uga cafin lahaayeen deymaha ay ku leeyihiin Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda XFS Waxa uu u mahadceliyay Xoghayaha guud ee J.Carabta iyo dhamaan ka qeybgalayaashii shirka manta oo u dhacay si heer sare ah.

Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an in ay xoojiso is-badalka Maaliyadda iyo horumarka dhaqaalaha dalka.FB_IMG_1598957205694.jpg Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

FB_IMG_1598957200192 FB_IMG_1598957195589 FB_IMG_1598957198142FB_IMG_1598957195589.jpg FB_IMG_1598957200192.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this