Deeq A. Posted September 1, 2020 Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya sida Safiirada Mareykanka, UK, Sweden, Midowga Europe iyo Talyaaniga. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021, iyo sidii ay dalka uga dhici laheyd doorasho la isla ogolyahay wakhtigeeda ku dhacda. Sidoo kale labada hoggaamiye ee Jubbaland iyo Puntland ayaa maalmaha soo socda kulan gaar ah la qaadan doono Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites