Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo ku wajan degmada Balcad

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi uu hogaaminayo sii hayah wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka amba baxay magaalada muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u dhagax dhigaan iskuul dugsi sare oo qeyb-ka mashruuca horu-marinta waxbarashada dalka kaasi oo la gaarsiinayo guud ahaan gobolada dalka.

Wafdigaan waxaa qeyb-ka ah guddoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe Axmed Meyre makaraan, wasiiro ka tirsan xukuumada Hirshabeele.

Sii hayaha wasiirka waxbarashada ayaa siidaan oo kale dhawaan dhowr oo ah goobo waxbarasho ka dhax dhigay magaalooyinka ,Baardheere ,Garbahaareey iyo Dooloow Soomaaliya si kor loogu qaado guud ahaan waxbarashada dalka

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this